Media source profile

Goobjoog News

SomaliaSomaliDaily Newspaper

Somali Somali-language news website

From this publisher

Latest headlines

Public-feed headlines link back to the original publication.

2026-09-18 11:00:36

Nin weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo xukun lagu riday ↗

Nin 56 jir ah oo lagu eedeeyay inuu dareere ku buufiyay Xildhibaanad Ilhaan Cumar xilli ay kulan dadweyne ku qabanaysay magaalada Minneapolis ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi ah, kadib markii uu heshiis la gaaray xeer-ilaalinta.

2026-09-17 19:36:24

Xukuumadda Soomaaliya 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪d𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝a ↗

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad farqadda (1), Sharciga Shaqaalaha Rayid ah qodobkiisa 7aad, iyo dhammaan xeerarka,…

2026-09-15 12:22:01